Mashruuca Zakatul-Fitriga - Gobolka Mudug magaalada Gaalkacyo.
Mashruuca Zakatul-Fitriga - Gobolka Awdal magaalada Boorame.
Xafladdii Agoonta Ciidul-Adxaaga 1429/2009 - Gobolka Galguduud, magaalada Cadaado/Godinlabe.
Mashruuca Indho-fiiqidda - Gobolka Gedo, magaalada Balad-Xaawo.
Xafladdii imtixaanada Kafaalo Schools Ganaane 1430/2009 - Gobolka Jubbada Hoose, magaalada Kismaayo.
Teamamka ardayda Kafaalo Schools Ganaane - Gobolka Jubbada Hoose, magaalada Kismaayo
Mashruuca Zakatul-Fitriga - Gobolka Awdal magaalada Boorame.
Mashruuca Zakatul-Fitriga - Gobolka Bakool magaalada Waajid
Furitaankii Kafaalo Schools Ganaane 1430/2009 - Gobolka Jubbada Hoose, magaalada Kismaayo.
Furitaankii Kafaalo Schools Ganaane 1430/2009 - Gobolka Jubbada Hoose, magaalada Kismaayo.

GargaarGabdhaha Soomaliyeed ee kunool magaalooyinka Amersfoort iyo Soest ee wadanka Holland ayaa gacan lixaad leh ka gaystay, abaaraha iyo barakaca kajira Soomaliya. Gabdhahaas muslimiinta ah oo wadashaqayn la sameeyay Hay?adda Kafaalo oo arimahaan khibrad dheer uleh. Waxaana kaalmadaas la gaarsiiyay markaan gobolada Shabeelada Hoose.

 

 

Last Updated ( Friday, 12 June 2009 16:57 )

Sii akhri...

 
Halkaan waxan kusoo gudbinaynaa warbixintii Zakatul-fitrigii sanadka 1429/2008.Zakko

Rabbi mahadii Zakatul-fitrigii sanadkaan waxay gaadhay dadkii loogu tala galay iyo wakhtigii loogu tala galay. Taasoo aan Rabbi kawada baryayno inuu dhamaanteen naga aqbalo, nooguna dhamaystiro dal-dalooladii nagaga jira soonkeeni, noona noqoto daahir noqosho, aamin.

 

 

Sii akhri...

 
Masjidkaan ayaa waxaa dhisay gabdhaha dhalinyarada ee dagen magaalada Oslo ee caasimadda dalka Norway, gabdhahaas oo khayr jecel kuna dadaala in ay wax taran walaalahooda muslimiinta ee ku dhibaataysan dalkeeni hooyo, laakin waxaa iswaydiin mudan maxay gabadhahaas kaga duwanyihin gabdhaha ee da'aadooda ah?

Last Updated ( Friday, 12 June 2009 16:01 )

Sii akhri...

 
Mashruuca Indha-jeexidda oo kamida mashaaricda ugu waa wayn ee ay Hay’adda Kafaalo fuliso, ayuu Rabbi u sahlay Kafaalo inay kafuliso sanadkaan 1430/2009 ugu horayntiisi gobolka Gedo magaalada Balad Xaawo, halkaan oo loogu indho fiiqay 1000 ruux oo aan horay wax u arki karin gebi ahaan ama aragoodu daciif ahaa.

Last Updated ( Friday, 12 June 2009 16:01 )

Sii akhri...

 

Bisha April bilowgeeda waxay hay’adaha Al-Manhal iyo Kafaalo fulin doonaan mashruuc kamida mashaariicdooda khayriga ah.

Kaasoo ah inay u indho-jeexaan dhawr boqol oo qof oo Soomaliyeed.

Last Updated ( Saturday, 14 March 2009 17:51 )

Sii akhri...

 
Bogga - Xubin
Username: Password:

Nala Soo xiriir
Email:
Mawduuc:
Fariin:
Sawiro
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow