Halkaan waxan kusoo gudbinaynaa warbixintii Zakatul-fitrigii sanadka 1429/2008.Zakko

Rabbi mahadii Zakatul-fitrigii sanadkaan waxay gaadhay dadkii loogu tala galay iyo wakhtigii loogu tala galay. Taasoo aan Rabbi kawada baryayno inuu dhamaanteen naga aqbalo, nooguna dhamaystiro dal-dalooladii nagaga jira soonkeeni, noona noqoto daahir noqosho, aamin.

 

 

Goobihii la qorsheeyay 1429/2008
Maamulka Kafaalo waxay sanad walba qorsheeyaan gobolo cusub oo qaab baahi iyo qorituur ahaan, kusoo baxa inay geeyaan Zakatul-fitriga. Sanadkaan waxaa noo suurta gashay inaan gaarsiino Goboladaan:

  1. Banaadir
  2. Bay & Bakool
  3. Shabeelada Hoose
  4. Hiiraan
  5. Somali Galbeed

Record-ka reer Holland

Waxaa xusid gaara mudan inay reer Holland, gaar ahaan reer Tilburg ahaayeen sanadkaan, Khayrfalayaasha ugu Zakatul-fitri bixiska badnaa, markii la barbardhigo wadamada kale ee Yurub.

Hoos waxaad ka dheehan kartaan sawiradii naga soo gaaray goobahaas, inkastoo  meelo badan wali naga soo gaarin sawiro, arimo amaan xumo ama farsamo awgood.

Waana kuwaan sawiradii Zakatul-fitriga Ramadaankii 1429/2008

Zakko

Zakko

Zakko

Zakko

Zakko

Zakko

Zakko

Zakko