GargaarGabdhaha Soomaliyeed ee kunool magaalooyinka Amersfoort iyo Soest ee wadanka Holland ayaa gacan lixaad leh ka gaystay, abaaraha iyo barakaca kajira Soomaliya. Gabdhahaas muslimiinta ah oo wadashaqayn la sameeyay Hay?adda Kafaalo oo arimahaan khibrad dheer uleh. Waxaana kaalmadaas la gaarsiiyay markaan gobolada Shabeelada Hoose.

 

 

Gabdhaha Soomaliyeed ee kunool magaalooyinka Amersfoort iyo Soest ee wadanka Holland ayaa gacan lixaad leh ka gaystay, abaaraha iyo barakaca kajira Soomaliya. Gabdhahaas muslimiinta ah oo wadashaqayn la sameeyay Hay?adda Kafaalo oo arimahaan khibrad dheer uleh. Waxaana kaalmadaas la gaarsiiyay markaan gobolada Shabeelada Hoose. Rabbi fadligiis si sahlan oo nabada ayay kaalmadaas ku gaadhay dadkii loogu tala galay, waxaana la gaarsiiyay ilaa dhawr boqol oo qoys oo kudhaqan goobta loogu yeero Ceelasha Biyaha ee gobolka Shabeelada Hoose. 

 

Last Updated ( Friday, 12 June 2009 16:57 )